Maxkamad racfaan oo ku taal Maraykanka ayaa markale daaqada ka tuurtey xanibaad Trump ku soo rogi rabey Somalida. Maxkamadan oo Trump rajoweyn ka qabay ayaa kaga soo hartey meel aanu ka soo kaban Karin kana qaadan doon racfaan dambe.
Maxkamada ayaa diidey codsigiisa ah in uu xanibo socdaalka lix wadan oo Somali ku jirto. Inkastoo maxkamadaha hoose ee goboladu dagaal ku tirtireen hadana Trump ayaa rajaynayay in maxkamada weyn ee racfaanku caawiso.
Maxkamada ayaa la safatey maxkamadihi hore u diidey sheegayna in wixiisu tahay cunsurinimo oo aanu qiil u haysan in uu xanibo dadkaas.
Waxa halkaas ku soo xirmey cunsurinimadii Trump uu ku rasbey in uu ciriiri geliyo dad masaakiin u badan oo jooga qoxootiyada Kiiniya iyo Itoobiya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay