X

Deg deg: mooshin xilka looga tuurayo Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo miiska saaran: xildhibaan Tukaale

Mooshin xilka looga tuurayo Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo dhawaan loo doortey gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa miiska saaran sida uu sheegay xildhibaan Tukaale.

Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle ayaa ku faaney in uu xisbiga Wadani ka badiyay xilli xisbigu u hiiliyay loona daayay kursiga.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.