10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: Musharax C/raxmaan Ciro oo hadda ka hadley kulan ay la qaateen gudiga doorashada

Musharax C/raxmaan Ciro ayaa hadda ka hadley kulan ay la qaateen gudiga doorashada Somaliland. Gudigan ayaa iska indhatirey cabashooyin dhaba iyo sanduuqyo ay ka buuxaan tiro aan caadi ahayn.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS