Deg deg: Musharax C/raxmaan Ciro oo hadda ka hadley kulan ay la qaateen gudiga doorashada
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa hadda ka hadley kulan ay la qaateen gudiga doorashada Somaliland. Gudigan ayaa iska indhatirey cabashooyin dhaba iyo sanduuqyo ay ka buuxaan tiro aan caadi ahayn.