Deg deg: nin rasaas huwiyay dad sooman oo raashin loo qaybinayay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud. Dhacdadan foosha xun dhacdayna xilli dadku baahneeyeen ayaa aad looga naxay.
Lix Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray sida at xaqiijiyeen dadkii goob jooga ahaa. Lama garanayo in ninkani ka tirsan argagixisada shabaab.
Ninka dilka geystay ayaa la sheegayaa inuu goobta ka baxsaday ilaa hadana lama sheegin in ninkaasi gacanta lagu soo dhigey ama lagu raad jiro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS