War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in gudoomiyaha Berbera C/raxmaan Cidin uu ka badbaaday dil toogasho ah oo ka dhacday Berbera ilaaladiis rasaastu haleeshay. Dhinaca kale Cali Xoorxoor oo ah maareeyaha dekedda ayaa firxad ku galay dekedda.
Dilka askariga ayaa waxa fuliyey nin Hubaysan oo aan ilaa hada la aqoon waxuu yahay kaasoo markii uu dilayba is geeyey saldhiga Booliiska halkaasi oo lagu xidhay.
Rasaasta dishay Askariga ayaa dhaawacday Qofkale oo ka ag dhawaa Goobta Dilku ka dhacay. Dadka qaar ayaa noosheegay in xaaladan kacsan ee Berberi gashay ay ka danbeeyaan beeshii laga dilay taliye Casayr oo ilaa hada aan sharciga la soo hortaagin ragii dilay oo liinta jeelka Madheera ku cabaaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay