X

Deg deg: Sucuudiga oo duqeeyay gaari shacaba dalkaasi Yaman iyo xasuuq jira

Sucuudiga ayaa duqeeyay gaari shacaba dalkaasi Yaman iyo dadkii gaarigaas saarnaa oo waxyar ka badbaadey. Inta la xaqiijay waxa meyd yala ilaa 20 qof. Lama garanayo in ay wada Yamani yihiin.



Wahaabiyada Sucuudiga ayaa Yaman ka wada barakicin iyo xasuuq baahsan. Lama sheegin halka ghgaarigan ku socdey waxase lagu weeraray goob cidla ah.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5avoaISqv-s[/embedyt]




Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.