X

Deg deg: Suuriya oo soo ridey gantaalo Yuhuudu ku soo weerartay

Cuidanka lidka diyaaradaha ee Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo Yuhuudu ka soo gantey dhinaca Lubnaan oovay ku weerareen magaalada Masyaaf oo u dhow caasimada labaaf idla markaana ah magaalada ugu weyn Suuriya ee Xalab. Suuriya ayaa awood u leh inay dhulka ku soo rido gantaaladada Yuhuuda laakiin aan welli qaadin weerar.


Yuhuuda oo isticmaalaysa diyaaradaha Maraykanka ayaa gantaalo kaga,soo tuurtey dhinaca Lubnaan markay saacadu ahayd 2:30 saacada Suuriya, waxana la sheegay in sadex qof ku dhaawacmeen.

Yuhuuda ayaa ilaa sanado weerari jirtey Suuriya oo aan haysanin hub tayonleh oo ay usku difaacdo. Ugu damveyn wsxay Yuhuudu taageertay argaguxusada Daacush ayagoo lacag ka helaya Sucuudiga oo ay yihiin saaxiibo dhow


Maraykanka ayaa Suuriya geeyay hubkiisa lidka ditaaradaha kan ugu casrisan si uu Yuhuuda uga taageero haddii gantaalo lagu weeraro. Yuguuda ayaan hadda ku dhicin inay weerar toosa ku qaado Suuriya.

Waxaan dhulka soo dhigney 7 ka mida gantaalada Yuhuudu soo gantey ayaa Suuriya ku sheegtay warbixin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.