X

Madaxweyne Farmaajo oo si aan hore looga baran uga hadley amniga Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga Hadley amnigha magaalada Muqdisho oo argagixisada iyo taageereyaashoodu kordhiyeen dilalka qorsheysan iyo kuwa qaraxyada maf la caariga ah. Maanta ayaa banaanbax rabshado wata waxa dhigey bajaajleyda oo xildhibaano ku eedeeyeen inay qaadaan argagixisada fuliya miino tuurista qorsheyan.


”Yeeli mayno in sharciga gacmaha lagu qaato xataa haddii ay jirto in askari ka mida ciidanka uu gaysto fal ka baxsan wixii loo dhaariyay oo ah inuu dilo qof shacaba, inuu ilaaliyo mooyee ayuu yiri Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa tacsi u direy wiilashii manta lagu diley Muqdisho oo uu sheegay in gacan an la fileyn inay ku baxdey. Banaanbaxyada ayaa burburiyay hanti dad.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.