November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deg deg: Trump oo guuldaraystey markale iyo maxkamad diidey

Maxkamad ku taal dalka Maraykanka ayaa Trump ka diidey in uu soo celiyo xayiraad uu saaray wadamo ay ka mid yihiin Somaliya. Maxkamada ayaa ku doodey in aanu haysan dood fiican.



Trump ayaa maxkamada la tagey in xayiraadu u fiican tahay oo amaanka qaranku ku xidhan yahay, taas oo uuna keenin wax cadayna.



Waxay kale oo ay ka diidey in madaxweynuhu yahay qofka kaliya ee ka shaqayn kara amniga dalka. Trump ayaa ka jawaabay oo farweyn ku soo qorey waa inoo maxkamad.



Guuldarada Trump ayaa ciidaa ka badatey intuu uu xukunka yimi lamana garan karo talaabada xigta ee uu qaadi doono inkastoo uu ku hanjabay in uu maxkamad kale tagi doono.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS