November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deg deg: Turkiga oo cadeeyay in madaxweynihii Uzbakistaan Islam Karimov uu geeriyoodey

Madaxweynihii dalkaasi Muslimka ah ee Usbakistaan ayaa raiisal wasaaraha Turkigu sheegay in uu geeriyooday. Madaxweyne Islam Karimov ayaa dalkiisa ka badbnaadiyay argagixisada burburisey dalalka caalamka Muslimka ah.

Usbakistaan ayaa la jaara dalka argagixisadu burburisey ee Afganistaan waana madaxweynaha kaliya ee gacanbira ku qabtey aminga dalkaasi. Waxa soo baxayay warar isburinaya oo ka hadlaya geerida madaxweynaha.

Raiisal wasaaraha Turkiga Yildirim ayaa golaha wasiirada oo buuxa ka sheegay in Islam Karimov geeriyoodey. Lama garankaro cida dhaxli doonta iyo in xisbigiisu dooran doono nin bedela iyadoo uuna jirin xisbi mucaarad,

Usbakistaan inkastoo ayna xoog u dhisney hadana waxay leedahay nidaam dawliya oo shaqeeya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS