Xisbiga Waddani oo ka baxay wada shaqayntii ay la lahaayeen gudiga doorashada. Xisbiga Wadani oo qabtey shir jaraaid ayaa ku sheegay in ku shubasho baahsan jirto qaar ka mida degmooyinka, waxayna soo bandhigeen buugaag beena laakiin la iska indhatireen.
Waxa jirtey baryahan warar sheegaya in Imaaraadka iyo Itoobiya ayna rabin in xisbiga Wadani soo baxo si arinta dekedda Berbera looga hadlin ama isbedel ku iman.
Waxay sheegeen inay ku shubashadan ay u gudbin doonaan madaxda xisbiga. Arintan ayaa ka dhigan in doorasho xalaala ka dhicin taas oo dad badan ka baqayeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay