Xulafada Sucuudigu wato ayaa war ka soo saaray Qadar oo ay isku dayeen in ay hawada ka saaraan. Muranka labadan wadan ayaa salka ku haya urur diimeedyada ay ka hogaamiyaan.
Qadar ayaa rabta in ay lahaato siyaasad u gaara oo ku qotomada urur diimeedka akhwaanka ayadoo lacago iyo saxaafad ahaan ku taageerta ururkaas oo ka dagaalama Siiriya iyo Masar.
Sucuudiga oo ah argagixisaha ugu weyn aduunka oo Muslimiinta ku faafiya madhabka wahaabiga iyo Salafiga ayaan ogoleyn waxa Qadar wado rabana in uu hoosta gashado.
Kulan Qaahira ka dhacay ayaa wasiiro arimo dibadeedyada Sucuudiga iyo xulafadiisa ay ku sheegeen in ay sii wadayaan cunaqabataynta ay saareen Qadar.
Ma sheegin in ay wax kale soo wadaan.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay