Wararka ka imanaya magaalada Muniikh ee dalkaasi Jarmalka ayaa sheegaya in argagixiso weerartey suuq laga adeegto oo ku yaal magaalada. Wararka ayaa sheegaya in dhimasho ay jirto.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in dhimashadu tahay lix qof halka dhaawacuna badan yahay. Weerarka noocana ayaa waxa gaysta argagixisada xalaashatey dhiiga bani aadamka ee Daacish.
Wararka ayaa sheegaya in raga xasuuqan gaystey ay rasaas ooda uga qaadeen kadib markii ay soo galeen suuqa. Lama garanayo tirada dhiigmiiradkan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay