November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Degdeg: Asarbajaan oo soo bandhigtey qabashada magaalada labaad ee Nagoorno iyo masjidkeedii

Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan oo Ku dhow inuu soo afjaro 30 sano oo Armiiniya xoog Ku haysatsy gobolka Nagoorno Kaarabaash ayaa shalay qabsaday magaalada labaad ee gobolkaasi ugu dad badan ee Sushi iyo masaajidkeeda calanka ah iyo minaaradiisii oo Muslimiintu Ku tukan 30 sano.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS