Qaraxyo is xigxiga ayaa xigey ayaa ruxey duleedka caasimada Tehraan iyo magaalooyin kale. Waxa kale oo jira koronto la’aan kadib markii uu qarxay koronto gudbiye ku yaal duleedka Tehraan.
Iiraan ayaa hore u sheegtay in cadow ku soo weeraray khadka internet-ka ah ayadoo la adeegsanayo nooc ka mida cudurada internetka, taas oo lagu qarxiyay warshad samaysa aaladaha nukliyeerka.
Qaraxyo is xig xiga oo habaysan ayaa dawlada Iiraan ku eedaysay Yuhuuda iyo Maraykanka oo markey si kale wax uga qaadi lahaayeen tijaabinaya inay khalkhal dabadii gantalo ku weeraraan Iiraan.
Warbaahinta oo qoslaya ayaa sheegay in bakhaar lagu keydiya gantaalada uu qarax ka dhacay. Si kastaba ha ahaatee Iiraan ayaan weli wara ka soo saarin qaraxyadan dhacay saqda dhexe.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay