X

Degdeg: Tigreegii xasuuqi jiray Somali galbeed oo gacanta lagu dhigay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Dessi ee gobolka Axmaarada lagu qabtey sarkaal Tigree ah oo xasuuqi jiray Somali Galbeed xilligii Cabdi Iley. Ninkan ayaa loo dhiibi jiray Somalida laga soo qabto Somaliya.


Qabashada sargaalkan iyo jabka Tigreega ee ka dhacay magaalada Dessi ayaa waxa cadhada kula dul dhacay milatariga Itoobiya iyo maleeshiyada Axmaarada.


Waxa meydka Tigreegu daadsan yahay duleedka Dessi iyo Kombolja ee deegaanka Axmaarada. Jabkan ayaa yimi markii Tigreega kibirsan ay dhalinyar shacaba ku xasuuqeen Dessi mar dhuumasho ku soo galeen haddaan ku hanjabeen inay Addis ababa ku socdaan.


Raiisal wasaaraha Itoobiya oo ay gacanta hayaan reer galbeedka ayaa inta badan hakin jiray weeraro toosa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.