X

Itoobiya oo jawaab siisay warbaahinta reer galbeedka iyo bugtii ay faafin jireen

Jabkii ugu weynaa ayaa caawa la gaarsiiyay kooxda TPLF ee dhiigyacabka gaar ahaan labadii magaalo ee ay dhawaanta ku soo galeen dhuumashada. Meydkii ugu badnaa ayaa caawa daadsan duurka Dessi iyo Kombolja.


Itoobiya oo u jawaabaysa warbaahinta reer galbeedka ee bugta faafin jirey iyo Addis ababaa lagu soo socdaa ayaa tidhi weligayo nalaguma rido warbaahin runtuna hortaada ayay iman.

”Waxa caawa Tigreega ku baxay kumanaan jilbaysan oo ka baxay Oromo iyo Axmaaro oo halmar ku degay goobaha ay ku sugan yihiin Tigreega, waxana dhici karta in si degdega loo soo afjaro dagaalka ayuu yiri Xuseen Warsame.


Waxa dib loo habeeyay maleeshiyada Axmaarada oo wacad ku maray inay cunaan dhamaan Tigreega oo iyagu shan milyan oo keliya ah. ”Warbaahinta reer galbeedku waxay si joogta ah been u wadeen inay markasta yiraahaan Tigree ayaa qabsaday magaalo hebla marka warkaasi been yahay ayaa lagu yiri qoraalka.


”Waxa ku jira beentooda in hogaamiyaha dalku uu fiiso raadsanayo iyo inay dib ugu yeertaan danjireyaashooda ayagoo u sheegaya in Addis ababa lagu hareersan yahay ayaa la raaciyay qoraalka.

Milatariga ayaa ku dhow inay soo afjareen Tigree dambe oo soo dhaafa dhulkiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.