Wararka laga helayo degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelahadhexe ayaa sheegaya in aciidamada dawlada iyo kuwo Amisom ay ka baxeen halkaasi saaka kadibna ay markiiba soo ruqaansadeen argagixisada oop baryahan u hoyanaysay duurka degmooyinka shabelaha dhexe.
Afhayeen u hadlay dawlada Somaliya ayaa sheegay in ay jirto xeelad dagaal oo ujeedadu ahayd in la jilciyo argagixisada oo adeegsanaysa caruurteena aan caqli ku filanlahayn ee loo sheego in lacag iyo waxbarasho la gaynayo.
Dadka badankiisa ayaa ka cadhaysan arfgagixisada dib loogu celiyay magaalo Somaliyeed oo ay ahayd markii horeba in aan la weerarin iyadoo ay jirto dad noloshooda wsax lo dhimay hadda iyo markii horeba.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay