Degmada Quljeed ee Awdal ayaa xoolo badan lagu waayay duufaanadii ku dhuftey gobolka. Masuuliyiinta gobolka ayaa ka hadley tirada xoolaha iyo halka dadka deegaanku iyaguna ka hadley.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QN064j9rlBI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS