Dekedda Muqdisho ayaa ka mid noqotey dekedaha caalamiga ah ee habeenkii shaqeeya kadib markii xalay ooda laga qaaday lana fuliyay amarkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in la furo xilli habeena.
Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Bayle iyo kan ganacsiga Maareeye iyo kan dekedaha ayaa joogey xaflada furitaanka oo uu furey raiisal wasare ku xigeenka.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Beyle ayaa sheegay in tilaabaddaan ay tahay mid sare u qaadeysa dhaqaallaha Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay