X

Deynta Siilaanyo ku wareejiyay Muuse Biixi oo la shaaciyay

Deynta Siilaanyo ku wareejiyay Muuse Biixi ayaa la shaaciyay. Siilaanyo ayaa galay deyn 80 milyana oo la sheegay in aan la garanayn halka lacagtaasi martey iyo waxa lagu cuney, ayadoo la ogaadey in qasnadu casaantahay. Dabcan lacagtaas ayaa laga soo gurey hooyooyinka aan haysan hoy ay galaan.



ARAABINEWS

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.