X

Gudoomiye Ciro oo booqdey qoyskii uu ka baxay abwaan Barleex

Gudoomiyaha xusniga Wadani C/llaahi Ciro ayaa booqdey qoyska Allaha u naxariistee abwaan Baarleex oo ku geeriyooday Hindiya. Xisbiga Wadani ayaa isku dayay ibay caawiyaan abwaanka dhowr marna ku booqdey gurigiisa markuu xanuusanaa.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.