12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deyr ku meelgaara oo loo sameeyay goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena: SAWIRO

Deyr ku meelgaara ayaa loo sameeyay goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena. Dad gaaraya 165 qof oo aan la garanayn ayaa shalay lagu aasay Muqdisho.
Goobtan ayaa welli laga helayaa hilbaha dadkii argagixisada xasuuqdey. Waxa lagu eedaynayaa masuuliyiinta gobolka Benaadir inay ku deg degeen deyr u yeelidagoobta maadaama welli la heli karo hilbo dad una baahan in la aaso.



“Mida maanta aad arkeysaan oo runtii nadaafada socota oo la isku soo baxay iyo xaqiijinta Alxamdulilaah, dhalinyarada ayaa is abaabushay, anigana waxaan diyaar u ahay inaan ka qeyb qaato.” Ayuu yiri Guddoomiye Thaabit.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS