November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhacdadii taariikhda gashay ee Berbera iyo waano loo direy maamulka Somaliland+ARAG

Waxa qofkasta oo Somali ah hadal hayaa dhacdadii maamulka Somaliland dad Somali ah u diidey in ay soo hoydaan. Magaca”Somali iyo Land” oo ah magac Ingiriis macnahiisuna dhulkii Somaliyeed,,hadana dadkoodii lagu gumaystey. Muuqaalkan waxaad ku arkaysaan hooyooyonkii caanka noqdey iyo hees waano ah oo loo direy maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM