X

Dhacdo naxdina: nin qurbaha ka yimi oo gabadh loo dhisey Muqdisho ku diley

Nin qurbaha ka yimi oo gabadh loo dhisey Muqdisho ku diley. Gabadha ninkaan diley ayaa lagu magacaabi jirey Madiino Taajir waxana midi ku diley nin loo dhisay oo ay wada noolaayeen 15 cisho kaliya.


Dadka badankiisa ayaa qaba in uu ahaa nin maskaxda ka jiran oo sida caadada ah hoosta laga geliyo gabdhaha yar ee masaakiinta ee ku nool daljkeenii hooyo.

Nin kale oo qurbaha ka yimi oo dhacdadaan wax ka ogaa ayaa sheegay in uu hore uga digey dadka waalan ee la siinayo gabdhaha. Waalidiintu yayna fiirin halka uu ka yimi se ha soo baaraan dhowr waxyaabood.


Caafimaad ma qabaa oo malagu sheegay waali. Cudurada halista ah sida keenaha Aydhiska maka beri yahay. Siduu ku ahaa hulshada uu la noolaa.

Xasan Taajir oo ah walaalka Marxuumada oo la hadlay saxaafada Muqdisho ayaa ka sheekeeyay dhacdadaaan qaracanka ah asagoo ilmo is celin la.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.