X

Dhacdo naxdinleh: Oday ka waramay qoys ay la tagey duufaantii gobolka Awdal

Dadka deegaanada u dhow BAKI ayaa ka hadley sida duufaantu u gashay. Warka naxdinta leh ayaa ah hal qoys in daadkii duufaantu la tagtey. Wuxuu sheegay in gabadh iyada meydkeeda la helay lana aasay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wcCHHlmz1s0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.