Muuse Biixi ayaa gartey inuu ugu dambeyn booqdo dadka duufaanadu ku dhuftey ee Awdal. Muuse Biixi ayaa ku faanay inuu jabiyay ciidankii Puntland ilaa hadana garaadkiisu siiyay inuu ku dagaalamayo xad beena oo nin gala ka tagey.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bynMKoB6GDE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS