08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacdey Hargeysa iyo qoys daad qaadey

Dhacdo naxdinleh ayaa ka dhacdey Hargeysa iyo daad qoys qaadey. Qoyskan oo muddo aan badneyd deganaa goobtan daadku ku qaadey ayaa waxa booqdey madaxwynaha Somaliland.
Ninka qoyskan uu daadku ka qaadey ayaa ka hadley sida wax u dhaceen wuxuuna sheegay in wiil meydkiisa la helay gabadhna la raadinayo.
Hooyada caruurta dhashay ayaa kooma ku kirta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3QmQHcBLnCI[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS