November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhacdo naxdinleh: xaalada hooyo geesiyad ah oo kufsi iska difaacdey iyo dhaawacyo uu u gaystey

Dhacdo aad u foolxun ayaa markale ka dhacday Koofurta Somaliya markana gobolka Hiiraan halkaas oo hooyo laysku dayay in la kufsado laakiin iska difaacdey loona gaystey dhaawacyo culus.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS