Dhacdo aad u xanuun badan ayaa ka dhacday Hargeysa halkaas oo nin uu xaaskiisa oo shan caruura u leh uu ku diley kadibna ka baxsaday goobta. Dhacdooyinka noocana ee foosha xun ayaa noqonaya dhacdadii labaad.
Sanad kahor ayaa sidan oo kale hooyo loogu diley magaalada Burco oo ilaa haddana ma helin cadaaladii ku haboonayd. ” Waxa nasiib daro in haweeenka la dilo odayaal shaah ku kala qaataan gaar ahaan marka dhaawac gaaro ee ayna marnaba gaarin haweenka ayuu yiri Xuseen Warsame.
Hooyadan Hargeysa lagu dilay ayaa la sheegay inay shan caruura uur kalana lahayd. Waxa dhacdadan aad uga anfariirey dadka jaarka la ha oo hooyadaa la diley ku tilmaamay hooyo hawlkara.
Ninkan oo baxsaday ayaan ilaa hadda la sheegin halka u u baxasday. Waxaan dalbanayaa in hore laga dilo ayuu yiri Cilmi Caamir oo isagu ka mida dadka ogaa hooyadan kartideeda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay