X

Dhalinta reer Awdal oo cambaareeyay ficilkii foosha xumaa ee Berbera ka dhacay: sidaa ictiraaf laguma helo+MUUQAAL

Boorama–Dhalinta reer Borama ayaa aad u cambaareeyay ficilkii foosha xumaa ee lagula kacay dad Somali ah oo dhulkooda dib ugu soo noqonayay iyagoo ka soo cararay coloc ka socda Yaman oo Sucuudigu ka wado. Waxay moodayaan ayay yiraahaan in sidaa ictiraaf lagu helo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.