X

Suldaanka beesha reer Maxamed (Samaroon) oo laba fariimood hawada u mariyay Siilaanyo iyo beeshiisa+MUUQAAL

Boorama–Suldaanka beesha reer Maxamed (Samaroon) ayaa Siilaanyo ka codsaday in dadkii uu ka qixiyay deegaanka Siimoodi si deg dega loogu celiyo. Wuxuu sheegay in ujeedada raga gooni loogu xidhey ay tahay  in ”ajaanib” la dejiyo. Ma sheegin suldaanku ajaanibta la dejiyay cida ay yihiin. Dhinaca kale wuxuu faray beesha uu suldaanka u yahay in ay usbuuc ku yimaadaan Boorama meelkasta ha joogeene.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.