X

Dhalinta reer Awdal oo Muuse Biixi digniin u direy iyo gaadhigii Suldaan Abshir

Dhalinta reer Awdal qaar ka mida ayaa Muuse Biixi digniin u direy sheegayna inay soo afjari doonto in kolba qofka fikirkisa dhiibta loo dhaadhiciyo jeelka ISAAQA ee Madheera iyo Hargeysa. Waxa kaloo lala yaabay in gaadhigii Suldaan Abshir isna loo kaxaystey Hargeysa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.