X

Dhalinyar been cad ku qabtey gacanyaraha Muuse Biixi

Shalay ayay ahayd markii gacanyaraha Muuse Biixi ee Ku magacaaban Maxamed Kaahin uu saxaafada u sheegay in Muuse Biixi welli qof u xiran fikirkiisa. Haddaba dhalinyartii soo liqay jeelka Muuse Biixi ayaa Ku qabtey been cad.


“Waa nasiib daro in been cad dadka loo sheego anaga oo shalay Muuse Biixi noo xirey filirkayaga ayuu yiri midka mida dhalinyartaas oo. la yaabay beenta aan lala gaban.

“Welli anagu cid Uma xidhin fikirkooda ayuu yiri Maxamed Kaahin oo u muuqda in aanu waxba Kala socon dadka xad-dhaafay ee Ku jira xeryaha booliiska ee isagu masuul Ka yahay ama iska indhatirayo.


Beentan cad ayaa noqonaysa fadeexadii ugu weynayd ee soo wajahda Muuse Biixi oo hadda Hargeysa looga yaqaano Muuse Handaraab o ku baxay dhalinta jeelka uu Ku gurey.

Waxaan arki jirney been run loo ekaysiiya laakiin tan oo kale oo noo low ayuu yiri Mukhtaar Cali Yaabe oo isna Muuse Biixi soo liqsiiyay jeelka kadib markii uu bixiyay saadaal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.