X

Jabhad la baxdey Cawaale oo diidan Muuse Biixi oo ka dilaacdey bariga Awdal

ARAABINEWS

Jabhad la baxdey Cawaale ayaa ka dilaacdey bariga Awdal. Ciidan hubeysan oo tira ah ayaa raga qaar hadley waxay sheegeen inay cadaalad xumo ka tirsanayaan Muuse Handaraab laakiin si cad uma sheegin in ay rabaan inay Awdal ka gooyaan maamulka halka beel ee ay ku soo dhiseen Boorama.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.