Barnaamij xiise leh oo lagu lafogurey guursashada ajaanibta ayaa waxa dooda daadihiyay dhalinyar waxana ka doodaya isla iyaga..mid ka mida ayaa ku doodaya in wiilka iyo gabadhu ku faanto guurka ajaanibka ay kala diinta iyo dhaqan yihiin..mise waxa jira aqoondaro ka haysata wiilka iyo gabadha oo kaliya hadal dhexmaray ayaa la moodey in lays fahmey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS