X

Dhalinyar kale oo Liibiya laga soo celiyay

Dawlada Somaliya ayaa dhalinyar kale ka soo badbaadisay magaha Liibiya ay iyagu lugahooda ku doonteen. Dhalinyartan lagu soo celiyay caasimada dalka ayaa waxa ku jirta gabadh. Waxay sheegeen in dhibaatooyin xoogleh ay soo foodsaartey.


Dhalinyaradaan 12-ka ah ayaa waxaa soo celintooda Gacan ka geystay Xafiiska Arrimaha Qaxootiga xuquuqda Caruurta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

Maaha markii ugu horeysay ee dhalinyaro is halaagay laga soo celiyay dalkaasi Liibjya ee gaaladu burburisay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.