20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhalinyarada Sanaag Bari ee beelaha Habaryoonis (ISAAQ) oo digniin adag soo direy

Dhalinyarada Sanaag Bari ee beelaha Habaryoonis (ISAAQ) oo digniin adag soo direy. Dhalinyaradan ayaa ka gadoodsan ku shubasho baahsan oo la cadeeyay inay ka dhacdey goobo badan.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS