29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhalinyaro iyo waxgarad casho u sameeyay suldaanada Awdal ee ka qaybgalay shirkii DIRTA

Dhalinyaro iyo waxgarad casho u sameeyay suldaanada Awdal ee ka qaybgalay shirkii DIRTA. Suldaanadan o kid ka mida loo magacaabay suldaanka guud ee DIRTA aya ka mahadceliyay caso sharafta.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS