Dhalinyaro si qabyaaladeysan Hargeysa iskugu garaacaya oo la qabtey. Booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhalinyaradan markey is garaacayaan ay muuqalo iska duubayaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tPOv60VCG1M[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS