15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhalinyartii gobolka Awdal oo bilaabey qorshe ay dhalinta Soomaaliyeed ku jeclaysiiyaan dalkooda

Dhalinyartii gobolka Awdal ayaa bilaabey qorshe ay dhalinta Soomaaliyeed ku jeclaysiiyaan dalkooda min Saylac ilaa Raaskambooni. Dhalintan ayaa bixiyay waraysigii ugu horeeyay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS