Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya geerida naxdinleh ee ku timi Aw Faarax Suubane Coofle oo maanta Boorama ku geeriyoday.
Waxaan leenahay RABI janadiisa haka waraabiyo Aw Faarax Suubane Coofle oo ka mid ahaa odayaasha magaalada caanka ah ee weligii aan lagu aqoon inay qof is haystaan.
Waxaan si gaara tacsidan ugu diraynaa caruurtii uu ka tagay iyo dhamaan ehelada ilma Suubane Coofle.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay