X

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Dr Maxamed Xasan Dirir

Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun. Dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi u diraya ilma Xasan Dirir iyo Ilma Cusmaan Dirir geerida naxdinta leh ee ku timi isku-duwihii hore ee caafimaadka goboladii Woqooyi Galbeed iyo Bay Dr Maxamed Xasan Dirir oo xaqii ugu yimi London.


Markii uu shahaadada labaad ka soo qaatay dalkaasi Taylaan wuxuu muddo dheer gobolka Nizwa ee dalkaasi Cumaar=n oo uu ahaa madaxa guud ee caafimaadka ee gobolkaasi.

Dr Maxamed Xasan Dirir ayaa ahaa ruug cadaa dhinaca caafimaadka oo soo shaqeeyay muddo ka badan 40 sano. Waxa mudooyinkii u dambeeyay uu xanuun u jiifay isbitaal ku yaal London halkaas oo xaqii ugu yimi.


Waxaan tacsida si gaara ugu diraynaa xaaskiisa Faaisa Xasan iyo caruurteeda Warda, Muna iyo Maryan, walaaladii Axmed Xasan Dirir iyo caruurtiisa iyo Aniisa Xasan Dirir iyo caruurteeda, C/raxmaan Cusmaan Dirir, Naaji Cusmaan Dirir iyo Mulki Cusmaan Dirir.

Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ku casuumo. Aamiin Aamiin.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.