X

Allaa yarxamu Nakruumo maxay ka tiri taariikh nololeedkeedii

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii qaranka Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma), waxayse ka warantey taariikh nololeedkeedii inta ayna geeriyoon kahor.


Bahda fanaaniinta iyo dhamaan ummada Somaliyeed ayaa tacsida ka direy geerida marxuumada oo lagu yaqaanay wadanimo dheer. Waxayna leedahay taariikh noloeed aad u dheer oo u badan guubaabada qaranka.  Waxay ak mid ahayd fanaaniintii lagu aasaasey hoblada Waaberi.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.