November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Bile Kaahiye

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Bile Kaahiye oo aabahood Bile Kaahiye ku geeriyooday maanta magaalada Boorama.

Waxaan Bile Kaahiye uga baryayna RABIGA awooda leh inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo qoyska iyo ehelada uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.

ARAABINEWS