X

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan suxufi Faysal Cabdullaahi (Abroone)

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Suxufi Faysal Cabdulaahi Xaaji Cabdi Muude oo aabihii Cabdullaahi Xaaji Cabdi Muude oo ku geeriyooday magaalada Sheed dheer ee Ismaamulka Somalida Itoobiya.

Waxaan Rabiga raxmaanka uga baryaynaa in uu aabe C/llaahi ka waraabiyo janadiisa qoyskii uu baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo..AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.