November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Xaji Cumar Yaabe

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cumar Yaabe geerida naxdinta leh laakiin xaqa ah ee ku timi Edo Cadar X Cumar Yaabe oo ku geeriyootey Diridhaba.

Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa in uu Edo Cadar janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagteyna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS