X

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo ehelada uu ka baxay Maxamed Barkhad Miigane

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane oo manta duhurkii ku geeriyooday magaalada Boorama. Waxaan leenahay rabi janadii fardowsa haka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Samir iyo iimaan haka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.