X

Talaalka cudurka dabaysha oo ka bilowday gobolka Awdal iyo hawlwadeenada oo garaaci doona guri kasta+MUUQAAL

Boorama–Talaalka cudurka dabaysha ayaa si rasmi ah uga bilaaban doona gobolka Awdal halkaas oo caruurta la siin doono laba dhibcood oo Ilaahay kuma keena ka hortagi doona in cudurkaasi ku dhaco.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.